Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhudhun

(-ummo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Gacanta inta u dhexeysa xusulka iyo sacabka. 2. Dhudhun iyo sacabka oo fidsan oo is wata (cabbir).

Erayo la-mid ah

dhud1. Daliigo miiqan ama soohan, oo inta laysku jebsho, xargaha…dhudFallaadho ileys oo u socda si urursan. Waxa ay ka koobnaan k…dhudhumiWax dhudhun ku cabbirid.dhudhuminld dhudhumis.dhudhunkutaagleQof gacmihiisa aad u xoog badanyihiin.dhudhunsanWax la dhudhumiyey ahaansho.dhudhunsanaanld dhudhunsanaansho.dhudhunsanaansho/dh ld dhudhun-sanaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms