Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhoys

(-sas, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qof aan tirsiimo lahayn; caaq.

Erayo la-mid ah

dhoyAwoodda wax lagu garto; garaad. ld dhooy.dhoydhoyRays cusub.dhoyla'aanDhoy la'ahaanshada. ld dhooyla'aan.dhoylaaweQof caqli yar. ld dhooylaawe.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms