Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhoylaawe

(-wayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qof caqli yar. ld dhooylaawe.

Erayo la-mid ah

dhoyAwoodda wax lagu garto; garaad. ld dhooy.dhoydhoyRays cusub.dhoyla'aanDhoy la'ahaanshada. ld dhooyla'aan.dhoysQof aan tirsiimo lahayn; caaq.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms