Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhogordhacso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

Xoolo, dugaag iwm dhogor cusub u soo bixid, isaga oo araggiisu wanaagsanaaday.

Erayo la-mid ah

dhogof/dh Weel yar oo godan oo wax lagu dhurto.dhogofsashold dhogofsi.dhogofsoDhogof hoore dardarsasho.dhogor1. Timaha xoolaha ugaarta, dugaagga iwm dushooda ka baxa. 2.…dhogordhacsashold dhogordhacsad, dhogordhacsi.dhogorrogashold dhogorrogad.dhogorrogmashold dhogorrogmad.dhogorrogmoNeef xoolo ah caatoobid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms