Qaamuuska Asalka
dhogof
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh Weel yar oo godan oo wax lagu dhurto.
Erayo la-mid ah
dhogofsashold dhogofsi.dhogofsoDhogof hoore dardarsasho.dhogor1. Timaha xoolaha ugaarta, dugaagga iwm dushooda ka baxa. 2.…dhogordhacsashold dhogordhacsad, dhogordhacsi.dhogordhacsoXoolo, dugaag iwm dhogor cusub u soo bixid, isaga oo araggii…dhogorrogashold dhogorrogad.dhogorrogmashold dhogorrogmad.dhogorrogmoNeef xoolo ah caatoobid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
