Qaamuuska Asalka
dhiig-ku-shubid
(daaw.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dhiig laga soo miiray qof caafimaad qaba oo dhiig bixiye ah (donor) oo lagu shubo aroor ka mid ah xididdada dhiigga ee qof kale oo dhiiggiisu ku fillaan waayey tiro yari ama tayo xumi awgeed oo ka iman karta shil ama cudur.
Erayo la-mid ah
dhiib/mg1 (-bay, -btay) 1. (f.g) Wax la hayo qof kale gacanta u g…dhiibaal/dh 1. Hanti iib loo wado oo qofkii lahaa uusan la socon oo …dhiibashold dhiibad.dhiibiMaro, harag iwm togid si jactadku uga ba'o.dhiibidld dhiibis².dhiibinld dhiibis¹.dhiibitirCid dhaawac ah israacin.dhiibitiranWax la israaciyay ahaansho (qof dhaawac ah).

