Qaamuuska Asalka
dhiibitir
(-ray, -rtay)Falg1
Macnaha
Cid dhaawac ah israacin.
Erayo la-mid ah
dhiib/mg1 (-bay, -btay) 1. (f.g) Wax la hayo qof kale gacanta u g…dhiibaal/dh 1. Hanti iib loo wado oo qofkii lahaa uusan la socon oo …dhiibashold dhiibad.dhiibiMaro, harag iwm togid si jactadku uga ba'o.dhiibidld dhiibis².dhiibinld dhiibis¹.dhiibitiranWax la israaciyay ahaansho (qof dhaawac ah).dhiibitirnaanld dhibitirnaansho.

