Qaamuuska Asalka
dhididdhawr
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Wax dhididka celintiisa loo qaato sida funaanadda, jaanta kore ee kabaha iwm.
Erayo la-mid ah
dhidar1. Weer. 2. Jaad libaax badeedka ka mid ah. ld dhider.dhidbanWax si aad ah dhulka loogu adkeeyey ahaansho.dhidbanaanld dhidbanaansho.dhidbanaansho/dh ld dhidbanaan.dhidbidld dhidib¹ (3).dhiddigee/mg2 (-geeyay, -geysay) ld dheddigee.dhiddoCaanaqub; kashiito.dhidhiinDhasha ariga mid ka mid ah oo dhicis ah ee aan weyn noqonin.

