Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhidib

(-bbo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qori dheer, xooggan, af fiiqan leh oo godadka aqal soomaaliga lagu qodo. 2. Qori yar oo godka dabinka gees laga geliyo oo lagu celiyo fitiligta. 3. ld dhidbid.

Erayo la-mid ah

dhidar1. Weer. 2. Jaad libaax badeedka ka mid ah. ld dhider.dhidbanWax si aad ah dhulka loogu adkeeyey ahaansho.dhidbanaanld dhidbanaansho.dhidbanaansho/dh ld dhidbanaan.dhidbidld dhidib¹ (3).dhiddigee/mg2 (-geeyay, -geysay) ld dheddigee.dhiddoCaanaqub; kashiito.dhidhiinDhasha ariga mid ka mid ah oo dhicis ah ee aan weyn noqonin.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms