Qaamuuska Asalka
dhaydaq
MagacLafdheeri
Macnaha
Dh. ah: caano fadhi ah.
Erayo la-mid ah
dhay1. Lega xoolaha oo la kala baray barkii. 2. Dh. ah: meel ban…dhay/dh Geed nagaar yar, laammo aan lahayn oo caleemo balballaar…dhay1. Dh. ah: caano markaa la lisay oo aan weli suusacin. 2. Dh…dhay41. Nafley cadho qabto daweyn. 2. Boog iwm daawo marin.dhayal1. Cayaar; kaftan. 2. ld dhayalid.ld dheyal¹.dhayalCayaarid, kaftamid. ld dheyel².dhayalidld dhayalis².dhayalsashold dhayalsad, dhayalsi, dheyelsasho.

