Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhay

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Lega xoolaha oo la kala baray barkii. 2. Dh. ah: meel bannaan oo aan geedo lahayn. 3. Dh. ah: meel biyo qabatin leh oo beerashada ku wanaagsan. 4. ld dhayid.

Erayo la-mid ah

dhay41. Nafley cadho qabto daweyn. 2. Boog iwm daawo marin.dhayalCayaarid, kaftamid. ld dheyel².dhayal1. Cayaar; kaftan. 2. ld dhayalid.ld dheyal¹.dhayalidld dhayalis².dhayalsashold dhayalsad, dhayalsi, dheyelsasho.dhayalsoArrin fududaysasho.dhayanWax la dhayay ahaansho.dhaydaqDh. ah: caano fadhi ah.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms