Qaamuuska Asalka
dhawraarin
(-nno, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Wax, wax kale gaashaan dhibaato uga ah. ld dhawraarimo.
Erayo la-mid ah
dhaw1. Wax nabar ku dhufasho. 2. Nin, naag u galmood. 3. ld dhaa…dhawaajiKa dh.: wax dhawaaq ka keenid.dhawaan(2).dhawaansho/dh ld dhowaan (1).dhawaaqHabka ku dhawaaqidda xaraf ama erey.dhawaaq1. Cod dheer afka ka dhihid. 2. Ku dh.: wax cusub sheegid.dhawaaq1. Cod dheer oo afka laga yiraahdo; qaylo; (muus.) dh. muusi…dhawaaqidld dhawaaq¹ (2).

