Qaamuuska Asalka
dhaw
(dhebay, dhebtay; dhebi)Falg1
Macnaha
1. Wax nabar ku dhufasho. 2. Nin, naag u galmood. 3. ld dhaaw².
Erayo la-mid ah
dhawaajiKa dh.: wax dhawaaq ka keenid.dhawaan(2).dhawaansho/dh ld dhowaan (1).dhawaaq1. Cod dheer oo afka laga yiraahdo; qaylo; (muus.) dh. muusi…dhawaaqHabka ku dhawaaqidda xaraf ama erey.dhawaaq1. Cod dheer afka ka dhihid. 2. Ku dh.: wax cusub sheegid.dhawaaqidld dhawaaq¹ (2).dhawaatiRaad ka samaysmay geel badan oo isdaba socda waqti dhado jir…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
