Qaamuuska Asalka
dhalaandhuux
(bot.)MagacLafdheeri
Macnaha
Geed gaab ciinka u eg, aan caleen lahayn, laamo xubno leh yeesha iyo canano indhaha lagu daweeyo. ld dhallaandhuux.
Erayo la-mid ah
dhal/mg1 (-alay, -ashay) 1. (f.g) Nafley rimman ubad dihasho. 2.…dhal1. Ubad yaryar oo nafley; dhallaan; carruur; ilmo. 2. Firfir…dhalaadCaddaadka isha birteeda taaso keenta aragga oo xumaada.dhalaalIftiin indhaha qabto oo ka baxa walxaha qaarkood marka ilays…dhalaal1. Muuqaal ifaaya yeelasho. 2. Dareere noqosho (adke). 3. Ka…dhalaaliWax dhalaalaya ka dhigid. ld dhalali.dhalaalidld dhalalid.dhalaalinld dhalaalis, dhalalin.

