Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhal

(-lal/-llal, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Ubad yaryar oo nafley; dhallaan; carruur; ilmo. 2. Firfir yaryar oo subag ah oo ay yeeshaan caano la lulayo.

Erayo la-mid ah

dhalaadCaddaadka isha birteeda taaso keenta aragga oo xumaada.dhalaal1. Muuqaal ifaaya yeelasho. 2. Dareere noqosho (adke). 3. Ka…dhalaalIftiin indhaha qabto oo ka baxa walxaha qaarkood marka ilays…dhalaaliWax dhalaalaya ka dhigid. ld dhalali.dhalaalidld dhalalid.dhalaalinDariiqada ama habka adke loogu beddelo hoor iyadoo la adeegs…dhalaalinld dhalaalis, dhalalin.dhalaalisoQabow aad u xun. ld dhalaalyo, dhalaliso.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms