Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

deynso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

Lacag iwm cid ka amaahasho.

Erayo la-mid ah

deyn1. Lacag iwm oo lays amaahsho. 2. Haadaan; jar.deynld dayn.deynhilatoShimbiro yaryar oo aan guryaha ka ag dhaqaaqin oo gurubsata …deynleQof, qof kale deyn ku leh. ld deynlow.deynqabeQof deyn lagu leeyahay.deynsashold deynsad.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms