Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

deynle

(-layaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qof, qof kale deyn ku leh. ld deynlow.

Erayo la-mid ah

deyn1. Lacag iwm oo lays amaahsho. 2. Haadaan; jar.deynld dayn.deynhilatoShimbiro yaryar oo aan guryaha ka ag dhaqaaqin oo gurubsata …deynqabeQof deyn lagu leeyahay.deynsashold deynsad.deynsoLacag iwm cid ka amaahasho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms