Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

deymbax

MagacLafdheeri

Macnaha

Qof amaah lagu lahaa iska bixinta. ld deymbixid.

Erayo la-mid ah

deymanWax deyn qaba noqosho (qof).deymbixidld deymbax¹.deymbixinDarka deynta laga qaato ee bankiga.deymiQof lacag iwm amaahin. ld deyni.deyminld deymis, deynin.deymoobidld deynoobid.deymowWax deyn galay noqosho. ld deynow.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms