Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

deyman

(-ynmay, -ymantay; -ynmi)
Falmg1

Macnaha

Wax deyn qaba noqosho (qof).

Erayo la-mid ah

deymbaxQof amaah lagu lahaa iska bixinta. ld deymbixid.deymbaxDeyn lagu lahaa iska gudid (qof).deymbixidld deymbax¹.deymbixinDarka deynta laga qaato ee bankiga.deymiQof lacag iwm amaahin. ld deyni.deyminld deymis, deynin.deymoobidld deynoobid.deymowWax deyn galay noqosho. ld deynow.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms