Qaamuuska Asalka
dembi
(-iyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Wax kasta oo la sameeyo oo diinta khilaafsan. 2. Wax kasta oo dhaqan ama qaanuun ku xadgudbaaya. ld dambi.
Erayo la-mid ah
dembaabDembi. ld dambaab¹, denbaab¹.dembaabDambi falid. ld dambaab², denbaab².dembaabiQof dembi gelin. ld dambaabi, dambaabsii, dambaaji, dembaabs…dembaabidld dambaabid, denbaabid.dembaabinld dambaabin, dambaabis, dambaabsiin, dambaajin, dembdembidhaafCafinta uu Ilaah cafiyo qof dembi galay. ld dembidhaafid.dembidhaafU d.: qof dembi ka cafiyid (Ilaah).dembidhaafidld dambidhaaf¹, dambidhaafid, dembi-dhaaf¹.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
