Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dembaabi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Qof dembi gelin. ld dambaabi, dambaabsii, dambaaji, dembaabsii

Erayo la-mid ah

dembaabDembi. ld dambaab¹, denbaab¹.dembaabDambi falid. ld dambaab², denbaab².dembaabidld dambaabid, denbaabid.dembaabinld dambaabin, dambaabis, dambaabsiin, dambaajin, dembdembi1. Wax kasta oo la sameeyo oo diinta khilaafsan. 2. Wax kast…dembidhaafCafinta uu Ilaah cafiyo qof dembi galay. ld dembidhaafid.dembidhaafU d.: qof dembi ka cafiyid (Ilaah).dembidhaafidld dambidhaaf¹, dambidhaafid, dembi-dhaaf¹.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms