Qaamuuska Asalka
deebi
FalGoobjoog
Macnaha
/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Weel caano lagu maalo deeb ku nadiifin. 2. (f.g) Harag qoyan si dhogortu uga dhacdo deeb marin. 3. (f.g) Xoolo cadheysan deeb ku dhayid. 4. (f.g) Digir si uusan bahal ugu dhalan deeb ku shubid. 5. (f.mg) Kaga d.: wax meel yiil wada dhammayn.
Erayo la-mid ah
deeb1. Caws weelasha lagu deebiyo, leh caleemo dhuudhuuban, ubax…deeb² fk. D.na: dabadeed, kaddib.deebaan1. Shiraac saddex gees ah intiisa hoose. 2. Xarig doonyaad i…deebaani1. Muddada urtu celcelis tahay ee u dhexeysa Oktoobar iyo No…deebad1. Ugaarsade aan herinta ku jirin ee keligii ugaarta. 2. Shi…deebsanWax la deebiyey ahaansho.deebsanaanld deebsanaansho.deebsanaansho/dh ld deebsanaan.

