Qaamuuska Asalka
deebad
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Ugaarsade aan herinta ku jirin ee keligii ugaarta. 2. Shimbir-malab; buli. 3. Shimbir yar oo qaylo badan oo keli keli dhirta gaagaaban dhex orda, bahallada iyo dugaaggana dadka uga diga.
Erayo la-mid ah
deeb1. Caws weelasha lagu deebiyo, leh caleemo dhuudhuuban, ubax…deeb² fk. D.na: dabadeed, kaddib.deebaan1. Shiraac saddex gees ah intiisa hoose. 2. Xarig doonyaad i…deebaani1. Muddada urtu celcelis tahay ee u dhexeysa Oktoobar iyo No…deebi/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Weel caano lagu maalo deeb ku n…deebsanWax la deebiyey ahaansho.deebsanaanld deebsanaansho.deebsanaansho/dh ld deebsanaan.

