Qaamuuska Asalka
dawari
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Wax dhumay baadi goobid. ld daweri, dawri, deweri.
Erayo la-mid ah
dawaad1. Khad. 2. Weelka khadda lagu shubto. 3. Madow khadka u eg …dawaaf1. Iyadoo waajibka xajka la gudanayo, kacbada wareeg ku sama…dawaaf1. Wareegga kacbada lagu sameeyo iyadoo waajibka xajka la gu…dawaafiQof xajka gudanaya kacbada ku warwareejin. ld dawaafsii.dawaafidld dawaaf¹ (3).dawaafinld dawaafsiin.dawaalifk. D. ...u: si toos ah, si aan gabbasho lahayn. Tus. “Waxaa…dawaansashold dawaansad, dawaansi, tawaansad, tawaansasho

