Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dawaaf

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Wareegga kacbada lagu sameeyo iyadoo waajibka xajka la gudanayo. 2. Socod badan oo warwareeg ku jiro. 3. ld dawaafid.

Erayo la-mid ah

dawaad1. Khad. 2. Weelka khadda lagu shubto. 3. Madow khadka u eg …dawaafiQof xajka gudanaya kacbada ku warwareejin. ld dawaafsii.dawaafidld dawaaf¹ (3).dawaafinld dawaafsiin.dawaalifk. D. ...u: si toos ah, si aan gabbasho lahayn. Tus. “Waxaa…dawaansashold dawaansad, dawaansi, tawaansad, tawaansashodawaansoCid wehel ka dhigasho. ld tawaanso.dawaaqiNooc shabaagta ka mid ah oo libaax badeedka lagu dabo.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms