Erayo la-mid ah
darmaan1. Ubad fardood oo lab. 2. Nin mingis qaba.darmaan1. Ubad fardood oo dheddig. 2. Qof dumar ah oo qaba mingis.darmad1. Midab guduud oo madow xigeen ah oo xooluhu yeeshaan. 2. lā¦darmadKoor boodaanta ka yar, aleelkana ka weyn.darmashold darmad¹ (2).darmiXoolo meel daran leh daajin.darmidld darsamid.darmoKu d.: wax, wax kale ku biirid.

