Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

darmad

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Midab guduud oo madow xigeen ah oo xooluhu yeeshaan. 2. ld darmasho.

Erayo la-mid ah

darmaan1. Ubad fardood oo lab. 2. Nin mingis qaba.darmaan1. Ubad fardood oo dheddig. 2. Qof dumar ah oo qaba mingis.darmashold darmad¹ (2).darmiXoolo meel daran leh daajin.darmidld darsamid.darmoKu d.: wax, wax kale ku biirid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms