Qaamuuska Asalka
daqay
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh (-yo, m.dh) Muruq ku yaal laf dhabarta labadeeda dhinac.
Erayo la-mid ah
daqaqamidld daqaqan¹.daqaqanSocod meel aan guriga ka fogeyn lagu gaaro; faalal. ld daqaq…daqaqanU d.: Meel aan guriga ka fogeyn socod ku gaarid.daqarDhaawac madaxa gaara oo aan lafta jebin. ld dakhar¹.daqarQof, dhaawac aan lafta jebin madaxa ka gaarsiin. ld dakhar².daqarasoonHanti sako ahaan loo bixiyo marka Soonku dhammaado. ld dagar…

