Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

daqarasoon

MagacLafdheeri

Macnaha

Hanti sako ahaan loo bixiyo marka Soonku dhammaado. ld dagarasoon, daqarsoon.

Erayo la-mid ah

daqaqamidld daqaqan¹.daqaqanSocod meel aan guriga ka fogeyn lagu gaaro; faalal. ld daqaq…daqaqanU d.: Meel aan guriga ka fogeyn socod ku gaarid.daqarDhaawac madaxa gaara oo aan lafta jebin. ld dakhar¹.daqarQof, dhaawac aan lafta jebin madaxa ka gaarsiin. ld dakhar².daqay/dh (-yo, m.dh) Muruq ku yaal laf dhabarta labadeeda dhinac.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms