Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

danqo

FalGoobjoog

Macnaha

/mg3 (-qaday, -qatay) Boog, nabar iwm. wax dhiig ama dhacaan laga keenay noqosho. ld damqo, daqmo, daqno.

Erayo la-mid ah

danqaabWaxyeello. ld danqaabid.danqaabCid waxyeello gaarsiin.danqaabidld danqaab¹, danqaabo.danqaaroNooc cawska dhaadheer ka mid ah oo meelaha biyo fariisinka a…danqashold damqad, damqasho, danqad, daqmad, daqmasho, daqnaddanqidld damqid, damqin, danqin, daqmid, daqmin, daqnid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms