Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

danqaaro

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Nooc cawska dhaadheer ka mid ah oo meelaha biyo fariisinka ah ka baxa. ld danqaare.

Erayo la-mid ah

danqaabWaxyeello. ld danqaabid.danqaabCid waxyeello gaarsiin.danqaabidld danqaab¹, danqaabo.danqashold damqad, damqasho, danqad, daqmad, daqmasho, daqnaddanqidld damqid, damqin, danqin, daqmid, daqmin, daqnid.danqo/mg3 (-qaday, -qatay) Boog, nabar iwm. wax dhiig ama dhacaan…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms