Qaamuuska Asalka
danabow
(-oobay, -owday; -oobi)Falmg1
Macnaha
Wax danab leh noqosho.
Erayo la-mid ah
danaagMeel bannaan oo kayni ku wareegsantahay.danaagWaxtar; dheef.danaagaxGogol yar. ld danagax.danaaniU d.: dad si danaana ah gacan ku siin.danaaninld danaano.danaanoLa safashada qof la safto laba cidood ama ka badan oo is hay…danaanyidąnaani². ld dannaanniyid.danab1. Biriq. 2. Birdanab. 3. Qof ama wax dadka soo jiita.

