Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

danaano

MagacDhexdhexaad

Macnaha

La safashada qof la safto laba cidood ama ka badan oo is haya middood; hiilo. ld danaanin.

Erayo la-mid ah

danaagMeel bannaan oo kayni ku wareegsantahay.danaagWaxtar; dheef.danaagaxGogol yar. ld danagax.danaaniU d.: dad si danaana ah gacan ku siin.danaaninld danaano.danaanyidąnaani². ld dannaanniyid.danab(fiis.) Barashada ifafaalaha saldanab ha ahaado danabneg ama…danab1. Biriq. 2. Birdanab. 3. Qof ama wax dadka soo jiita.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms