Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dan

(-no, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa. 2. D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin. 3. Bannaan.

Erayo la-mid ah

dan-lahelayD. ah: guntiino ama saddex-dhudood haweenku qaadan jireen. l…danaagWaxtar; dheef.danaagMeel bannaan oo kayni ku wareegsantahay.danaagaxGogol yar. ld danagax.danaaniU d.: dad si danaana ah gacan ku siin.danaaninld danaano.danaanoLa safashada qof la safto laba cidood ama ka badan oo is hay…danaanyidąnaani². ld dannaanniyid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms