Qaamuuska Asalka
damman
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Qof maskax ahaan aan baraarugsanayn ahaansho; maahsan.
Erayo la-mid ah
dammaadWareer culus oo qofku kala garan waayo meesha iyo waqtiga uu…dammaadWareer culus oo meesha iyo waqtiga la joogo lala kala garan …dammaadsanWax dammaaday ahaansho (qof).dammaadsanaanld dammaadsanaansho.dammaadsanaansho/dh ld dammaadsanaan.dammaan1. ld lammaan 1. Heshiis qoraal ama af oo caddeynaya in la f…dammanaanld dammanaansho.dammanaansho/dh ld dammanaan.

