Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dammaan

MagacLafdheeri

Macnaha

1. ld lammaan 1. Heshiis qoraal ama af oo caddeynaya in la fulin doono wax lagu heshiiyey; ballanqaad. 2. Ari d. ah: ariga inta jarka ah oo loogu talagalay iib.

Erayo la-mid ah

dammaadWareer culus oo qofku kala garan waayo meesha iyo waqtiga uu…dammaadWareer culus oo meesha iyo waqtiga la joogo lala kala garan …dammaadsanWax dammaaday ahaansho (qof).dammaadsanaanld dammaadsanaansho.dammaadsanaansho/dh ld dammaadsanaan.dammanQof maskax ahaan aan baraarugsanayn ahaansho; maahsan.dammanaanld dammanaansho.dammanaansho/dh ld dammanaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms