Qaamuuska Asalka
dalqo
(c.nafl.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Xubinta codku ka sameysmo, hawadana sambabada ayay ku duwda, waxay ku taal hunguriga cad dushiisa, waxay ka sameysantahay sagaal carjowood oo ay isu hayaan seedo iyo muruqyo xuub gaduudan ayaa ku dadan, waxa ku dhexyaal laba joog o xargaha codka ah oo sameeya codka. ld dalqe.
Erayo la-mid ah
dalqami1. Ka d.: qof wax uu ogyahay in uu sheego ku khasbid. 2. Ku …dalqamidld dalqan¹ (2), dulqami, dulqan¹.dalqamisoSixir lagu sameeyo qof la doonayo wax uu ogyahay in uu sheeg…dalqan1. Hadal badan oo iyadoo aan laga fiirsan lagu hadlo. 2. ld …dalqanHadal badan oo aan laga fiirsan ku hadlid. ld dulqan².dalqoholac1. (daaw.) Halaamacoodka dalqada iyo xargaha codka waxa keen…

