Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dalqamiso

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Sixir lagu sameeyo qof la doonayo wax uu ogyahay in uu sheego.

Erayo la-mid ah

dalqami1. Ka d.: qof wax uu ogyahay in uu sheego ku khasbid. 2. Ku …dalqamidld dalqan¹ (2), dulqami, dulqan¹.dalqan1. Hadal badan oo iyadoo aan laga fiirsan lagu hadlo. 2. ld …dalqanHadal badan oo aan laga fiirsan ku hadlid. ld dulqan².dalqoXubinta codku ka sameysmo, hawadana sambabada ayay ku duwda,…dalqoholac1. (daaw.) Halaamacoodka dalqada iyo xargaha codka waxa keen…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms