Qaamuuska Asalka
daloolin-cad-hunguri
(daaw.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Hawl qalliimeed ee lagu sameeyo dalool hungurigacad luqunta dhexdeeda si neefta loogu furo qof ay ka xirantay sida qofka qaba: gawracatada, ama shey: (badhan, lacag iniin iwm) oo gudaha ku dhacay oo neefta xira.
Erayo la-mid ah
dalool1. Meel yar furan, wareegsan oo wax ka bannaan. 2. Saddex qaā¦dalool(baay.) Dalool ku dhex yaallo saytobalaasanka unug noolkaas ā¦daloolMeel yar, furan, wareegsan, bannaan yeelasho (wax). ld duleeā¦dalooliWax dalool u yeelid. ld duleeli.daloolidld duleelid.daloolinld duleelin.dalooliyeBir af dhuuban oo girgirro leh oo alwaaxda, birta iwm lagu dā¦dalooshamidld duleeshamid.

