Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dalool

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Meel yar furan, wareegsan oo wax ka bannaan. 2. Saddex qaybood oo wax loo qaybshay middood. ld duleel¹.

Erayo la-mid ah

dalooliWax dalool u yeelid. ld duleeli.daloolidld duleelid.daloolinld duleelin.daloolin-cad-hunguriHawl qalliimeed ee lagu sameeyo dalool hungurigacad luqunta …dalooliyeBir af dhuuban oo girgirro leh oo alwaaxda, birta iwm lagu d…dalooshamidld duleeshamid.dalooshanMeel, wax dalool leh noqosho. ld duleeshan¹.dalooshanWax dalool leh ahaansho. ld duleeshan².
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms