Qaamuuska Asalka
dakano
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Godob, utun, dhagar. ld dakane.
Erayo la-mid ah
dakaamidld dakaamo (2), dakaan¹ (2).dakaamo1. Daal badan oo ku yimaadda gammaanka iyo awrta marka ay so…dakaan1. D. ah: gammaan ama awr aad u daalay. 2. ld dakaamid.dakaanGammaan ama awr aad u daalid.dakanaduugBaabi'inta la baabi'iyo godob dad u dhexeysey. ld dakanaduug…dakanaduugGodob dad u dhexaysay baabbi'in.dakanaduugidld dakanaaduug¹.dakarXubinta taranka ee ragga; gus.

