Qaamuuska Asalka
dakaan
MagacLafdheeri
Macnaha
1. D. ah: gammaan ama awr aad u daalay. 2. ld dakaamid.
Erayo la-mid ah
dakaamidld dakaamo (2), dakaan¹ (2).dakaamo1. Daal badan oo ku yimaadda gammaanka iyo awrta marka ay so…dakanaduugBaabi'inta la baabi'iyo godob dad u dhexeysey. ld dakanaduug…dakanaduugGodob dad u dhexaysay baabbi'in.dakanaduugidld dakanaaduug¹.dakanoGodob, utun, dhagar. ld dakane.dakarXubinta taranka ee ragga; gus.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
