Qaamuuska Asalka
dagan
(-gmay, -gantay; -gmi)Falmg1
Macnaha
1. Wax aan foojignayn noqosho (nafley). 2. Wax dayacan noqosho (alaab, xoolo iwm).
Erayo la-mid ah
dagaagCayrnimo awgeed la dalaabid (qof).dagaag1. Qof ama dad ka dalaabay degaankoodii cayrnimo awgeed. 2. …dagaagidld dagaag¹ (2).dagaagnimoDagaag ahaansho (qof).dagaal1. Iska horimaad af ama addin ah, waxyeello lays gaarsiiyo o…dagaal/mg1 (-aalay, -aashay) D./la d.: laba qof ama ka badan waxye…dagaal-aqoonXeelad.dagaalgal1. Heer korriimo oo marka wiilashu gaaraan dagaalka ka qayb …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
