Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dagaal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Iska horimaad af ama addin ah, waxyeello lays gaarsiiyo oo dhexmara laba qof ama ka badan. 2. ld dagaalid.

Erayo la-mid ah

dagaagCayrnimo awgeed la dalaabid (qof).dagaag1. Qof ama dad ka dalaabay degaankoodii cayrnimo awgeed. 2. …dagaagidld dagaag¹ (2).dagaagnimoDagaag ahaansho (qof).dagaal-aqoonXeelad.dagaalgal1. Heer korriimo oo marka wiilashu gaaraan dagaalka ka qayb …dagaalgeliCiidan dagaallamaya hoggaamin (qof).dagaalgelinld dagaalgelis.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms