Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dabdhul

(daaw.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Cudur maqaarka ku dhaca oo u yeela baro yaryar oo biyo leh.

Erayo la-mid ah

dabdamisCiidan qaabbilsan la dagaalanka dabka. ld debdemis.dabdheer1. Dabka lagu dagaallamo oo loogu talaggalay in uu meel fog …dabduugXilli roob shuux ahi ka da'o xeebaha gobollada koonfureed, t…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms