Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dabdamis

MagacLafdheeri

Macnaha

Ciidan qaabbilsan la dagaalanka dabka. ld debdemis.

Erayo la-mid ah

dabdheer1. Dabka lagu dagaallamo oo loogu talaggalay in uu meel fog …dabdhulCudur maqaarka ku dhaca oo u yeela baro yaryar oo biyo leh.dabduugXilli roob shuux ahi ka da'o xeebaha gobollada koonfureed, t…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms