Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

daawee

(-weeyay, -weysay)
Falg2

Macnaha

1. Wax jirran daawo siin. 2. Mushkilad dad ka dhex taagan xallin. ld daaweysii, dawee, daweysii.

Erayo la-mid ah

daawade(riw.) Qof masrax, filim, ciyaar iwm daawanaya.daawadhigasho1. Daawayeelad. 2. eegdaawadhigo. ld daawadhigad.daawadhigoDaawayeelasho.daawaleyD. ah: dad heshiis wax wadaqabsi iyo is-taakulayn ka dhexeey…daawashold daawad.daaweynld daaweysiin, daweyn, daweysiin.daaweynta-fiisikaadQayb daaweyn oo lagu isticmaalo habab iyo qalab fiisikaad si…daaweysashold daaweysad, daaweysi, daweysad, daweysasho, daweysi.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms