Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

daawade

(-dayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(riw.) Qof masrax, filim, ciyaar iwm daawanaya.

Erayo la-mid ah

daawadhigasho1. Daawayeelad. 2. eegdaawadhigo. ld daawadhigad.daawadhigoDaawayeelasho.daawaleyD. ah: dad heshiis wax wadaqabsi iyo is-taakulayn ka dhexeey…daawashold daawad.daawee1. Wax jirran daawo siin. 2. Mushkilad dad ka dhex taagan xa…daaweynld daaweysiin, daweyn, daweysiin.daaweynta-fiisikaadQayb daaweyn oo lagu isticmaalo habab iyo qalab fiisikaad si…daaweysashold daaweysad, daaweysi, daweysad, daweysasho, daweysi.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms