Qaamuuska Asalka
cuuran
(-rmay, -rantay)Falmg1
Macnaha
Wax aad u buuxa noqosho (weel).
Erayo la-mid ah
cuur1. Ciyaarta laylada godadkeeda mid ka mid ah oo bocool, dhag…cuurWeel aad u buuxin.cuurashold cuurad.cuurcuurSocoshada gaar ah haweeney gaboobtay oo butucsan.cuurnaanld cuurnaansho.cuurnaansho/dh ld cuurnaan.cuuroWeel aad u buuxsasho.cuurxiradGod gaar ahaaneed oo ka mid ah godadka lagu dheelo ciyaarta …

