Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cuur

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Ciyaarta laylada godadkeeda mid ka mid ah oo bocool, dhagxaan iwm ka buuxaan. 2. C. ah: wax badan meel ku wada urursan.

Erayo la-mid ah

cuuranWax aad u buuxa noqosho (weel).cuuranWax la cuuray ahaansho (weel).cuurashold cuurad.cuurcuurSocoshada gaar ah haweeney gaboobtay oo butucsan.cuurnaanld cuurnaansho.cuurnaansho/dh ld cuurnaan.cuuroWeel aad u buuxsasho.cuurxiradGod gaar ahaaneed oo ka mid ah godadka lagu dheelo ciyaarta …
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms